Ciidamo British ah oo tababar u xiray Saraakiil ka tirsan Milateriga Somalia (Sawirro)

Saraakiil gaaraya boqol oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Somalia ayaa maanta waxaa loo soo xirey tababar ay hoggaaminayaan ciidamo Ingiriis ah, kuwaasoo xarun tababar ku leh magaalada Baydhabo, oo ah xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed. Tani ayaa aheyd tababar socday lix toddobaad, taasoo loogga gol lahaa in la xoojiyo tabta iyo xeeladda dagaal … Continue reading Ciidamo British ah oo tababar u xiray Saraakiil ka tirsan Milateriga Somalia (Sawirro)